Ajandaha kulanka Xildhibaanada Soomaaliya oo la Shaaciyey

mursal

Sida lagu shaaciyay qoraal ka soo baxay guddoonka golaha shacabka beri oo isniin ah waxaa jiri doonoa kulan xildhibaanada ku yeelan doonaan magaalada Muqdisho.

Ajendiyaash 29 Maarso ayaa kala ah; safmarka coronavirus iyo u codeynta labo xubnood oo buuxin doono boosas ka banaan guddiga madaxa banaan ee xudduudaha dalka.

Shalay ayay aheyd markii la joojiyay kulanka golaha ka dib markii qaar kamid ah xildhibaanada oo diidan ajendaha kulanka ay buuq iyo fowdo ka kiciyeen hoolka baarlamaanka.

Kulanka ayaa imaanaya iyadoo xalay guddoomiyaha golaha shacabka uu soo saaray liis xildhibaano oo 15 ka kooban kuwaas oo laga mamnuucay shanta kulan ee soo socota,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.