Beesha Caalamka oo ku baaqday in la fuliyo heshiiskii 17 September

james

Beesha Caalamka  ayaa War kasoo saartay kulankii Maanta dhexmaray Wakiilada Beesha caalamka iyo Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka, kaasi oo ka dhacay hotel ku dhex yaalla Garoonka Aadan Cadde.

Qoraal kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay dadaalka wadajirka oo ay wadaan Madaxda dowlad Goboleedyada, si loo helo tanaasul, isla markaana loo gudbo Shirka guud ee Madaxda dowladdab iyo kuwa maamul goboleedyada kaas oo lafilayo inuu dhaco Maalinta Bari ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.