Puntland ayaa dowlada ku eedeysay inaysan Werarkii Boosaaso ku Qorin facebookyada

puntland

Maamulka Puntland ee uu Horjoogaha u yahay siciid Cabdulaahi Deni ayaa Dowlada Federaalka ee soomaaliya ku eedeeyey inaysan Cambaarayn weerarkii Shabaab kusoo qaadeen Xabsiga dhexe ee boosaaso kaas oo shabaab ku guulaysteen inay xabsiga ka sii daayaan Boqolaal Maxaabiis oo qaarkood ka tirsan yihiin Argagixisada Shabaab.

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamed Gallan ayaa Cabaarayn iyo eedeyn u jeediyey Madaxda dowlada Soomaaliya iyo Wasiiradooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.