Daawo:Wariyaasha Gedo oo ka dayriyey Xaalada cafimaad ee Wariye Cabdirisaaq afrika

afrika

Suxufiinta Ka hawlgalo Gobalka Gedo ayaa ka hadlay Xaalada Wariye Cabdirisaaq Sheekh Ismaaciil (Afrika) oo maalmo Ka hor Ku dhaawacmay Degmada baladxaawo ee Gobolka Gedo kadib markii askari ka tirsan Ciidamada Dowlada ay xabad uga Fakatagay.

Wariye Cabdirisaaq Afrika oo Ku jiro isbitaal Ku yaalo muqdisho ayaa waxa laga dayrinayaa xaaladiisa caafimaad Waxaayna wariyaasha ugu baaqeen maamulka Gedo iyo kan Dowlada inay wax ka qabtaan Xaalada Caafimaad ee wariyaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.