Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2021

deni

Deni oo ku fashilmay colaadii uu kawaday Muqdisho ayaa soo dhaweeyey Heshiiskii dowlada iyo Musharaxiinta

26th February 2021 admin 0

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid cabdulaahi Deni oo Dhaqaalo ku bixinaayey sidii dagaal iyo qax uga dhici lahaa Muqdisho ayaa Soo dhaweeyey Heshiikii Dowlada iyo Midowga […]

farmaajo

Midowga Yurub oo si weyn u soo dhaweeyay heshiiskii ka dhacay Muqdisho

26th February 2021 admin 0

Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Nicolas Berlanga ayaa soo dhaweeyay heshiiska xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta ay ku wada gaareen xalay magaalada Muqdisho. Qoraal kooban […]

james

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay heshiiskii Dowlada iyo Musharaxiinta

26th February 2021 admin 0

Tan iyo markii xalay magaalada Muqdisho heshiis ku wada gaareen xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta madaxtinimada dalka ayaa waxaa isa soo taraya hambalyada iyo soo […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyey heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta

26th February 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo saaray. Madaxweynaha ayaa […]

Rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo Bulshada baaqay inay nabad ku seexdaan

25th February 2021 admin 0

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay Midowga Musharaxiinta ayaa tilmaamay in wadahadalladu ay ahaayeen kuwo miro dhal […]

Rooble

Akhriso:War-murtiyeedka ka soo baxay shirka Dowladda Federaalka iyo Midowga Murashixiinta

25th February 2021 admin 0

Maanta oo ay taariikhdu tahay 25-ka Febraayo,2021 waxaa shir isugu yimid magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, […]

Rooble

Daawo:Warar horu dhaca oo laga helaayo shirka Dowlada iyo qaar kamida Musharaxiinta

25th February 2021 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, kulan kula leh magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta waxayna ka wadahadlayaan arrimaha doorashooyinka. Kulanka waxaa kale oo ka […]

ugaasmaxamed

Sawiro:Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo Dib ugu soo laabtay Caabudwaaq

25th February 2021 admin 0

Ugaaska Beelaha Sade Ugaas Maxamud Ugaas Axmed oo Todobaadyadii udanbeeyay kusugnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Ugaaska ayaa […]

Daawo:Masuuliyiin ka tirsan Dowlada oo ka qayb galay Janaasadii Ugaas Xasan

25th February 2021 admin 0

Masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda iyo salaadiin ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb galay salaadda janaasada Allaha Unaxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

Rooble

Ra’iisalwasaare Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh Midowga Musharaxiinta

25th February 2021 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay waheliyaan Madaxwaynayaasha Maamulada Hirdhabeele iyo Galmudug ayaa hoteelka Decale ee Magaakada Muqdisho kulan kula leh […]

dagaal

Sawiro:Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo Ciidamada Dowlada Gacanta kusoo dhigeen

25th February 2021 admin 0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo  Howlgal ka sameeyay Deegaano hoosyimada Deegaanka Awdiinle ee  Gobalka Baay ayaa waxay gacanta ku […]

lafatagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo dib ugu Laabtay Baydhabo

25th February 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Maanta dib ugu so laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka dib […]

rooble

Sawiro:Dowlada Soomaaliya ayaa dib u dhisaysaa wado Puntland horay u musuq maasuqday

25th February 2021 admin 0

Dowlada Soomaaliya iyo midowga yurub ayaa Heshiiska Dibu dhiska Wadada Garoowe & Gaalkacyo kala saxiixday waxaana soomaaliya u saxiixay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Jamaal Maxamed […]

itobiya

Sawiro:Ra’iisalwasaarihii hore Itoobiya ee Xasuuqa ka gaystay DDS oo Jigjiga lagu soo dhaweeyey

24th February 2021 admin 0

Wafti Uu Hogaaminayo Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa Soo Gaaay Magaalada jigjiga ee Xarunta Dowlada Deegaanka soomaalida. Waftigan ayaa waxaa garoonka […]

deni

Deni oo Mamnuucay inay Mudaharaad ka dhacaan Boosaaso

24th February 2021 admin 0

Taliska ciidamada amaanka Puntland ee gobolka Bari ayaa shacabka u sheegay in ay joojiyaan mudaharaadyada, wax isusoobax ahna aysan sameynin. Ku simaha taliyaha qeybta, Korneyl […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes