Sawiro:Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo Dib ugu soo laabtay Caabudwaaq

ugaasmaxamed

Ugaaska Beelaha Sade Ugaas Maxamud Ugaas Axmed oo Todobaadyadii udanbeeyay kusugnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Ugaaska ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soodhaweeyay Odoyaasha Guurtida, Masuuliyiin ka tirsan Galmudug, Ganacsato, Dhallinyaro iyo Taliyaal Ciidan.

Ugaas Maxamud Ugaas Axmed ayaa Bulshada Caabudwaaq dhamaantood uga mahadceliyey sida wanagsan ee ay ugu soo dhaweeyeen Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq.

ugaas
yuusuf
cwodayaal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.