Daawo:Masuuliyiin ka tirsan Dowlada oo ka qayb galay Janaasadii Ugaas Xasan

Masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda iyo salaadiin ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb galay salaadda janaasada Allaha Unaxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.