Ra’iisalwasaare Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh Midowga Musharaxiinta

Rooble

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay waheliyaan Madaxwaynayaasha Maamulada Hirdhabeele iyo Galmudug ayaa hoteelka Decale ee Magaakada Muqdisho kulan kula leh qaar kamida Midowga Musharaxiinta.

Kulankaan waxaa ka maqan Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre lamana Sheegin waxa kasoo baxaya.

Midowga Musharixiinta ayaa dhankooda doonaya in Dowladu Raali galin ka bixiso dhacdooyinkii ka Dhacay Muqdisho 19 kii Bishaan oo ay ka dhasheen Khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.