Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2021

abaar

Daawo:Maamulka Gedo oo ka hadlay Abaaro xun oo jira Gedo

28th February 2021 admin 0

Nasteex Cabdi Saalax barasaab ku xigeenka Labaad ahna mada Maaliyada gobolka Gedo ayaa Shir jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay abaaraha ka jira guud ahaan […]

cumar

Sawiro:Gudoomiye Cumar Filish oo ka qeyb galay kulan ku saabsanaa wacyigelinta Coronaha

28th February 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta Wacyi galinta Coved […]

Rooble

Daawo:Haweenka ku jira Barlamaanka Soomaliya oo taageeray heshii Dowlada iyo Musharaxiinta

28th February 2021 admin 0

Qaar kamid ah xildhibaanada haweenka ee ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa taageerey heshiiskii 25 bishan wada […]

boliis

Muqdisho:Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo kormeeray xarumaha Ciidamada

28th February 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed, oo kormeer iyo u kuurgelid ku aadan xaaladaha Ciidanka ee dhanka Amaanka iyo ka feejignaanta Hirka 2-aad […]

rooble

Rooble iyo Beesha caalamka oo kawada hadlay Fulinta qodabadi shirkii Baydhabo

28th February 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo looga hadlay sii wadista wada […]

qarax

Daawo:Qarax Sababay qasaaro isugu jira Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka Dhacay Muqdisho

28th February 2021 admin 0

Qarax xoogan ayaa saakay waxaa uu ka dhacay wadada Cabdiqaasim gaar ahaan agagaarka Xaruntii hore ee Safaaradda Turkiga ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir kaasi […]

Guuleed

Daawo:Darawad Bajaajle ah oo Lacag looga tagay Mootadiisa dib ugu celiyey Dadkii Lahaa

27th February 2021 admin 0

Guuleed ibraahim oo ah wiil bajaajle ka ah Magaalada jigjiga ayaa ciliyey lacag dhan 300 oo kun oo birr oo hadii Doolar loo badalo gaaraysa […]

Wasiir

Dowlada Soomaaliya oo ka warbixisay Tirada dadka ee u dhintay Covid19

27th February 2021 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 304 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee […]

hurebuubaa

Daawo:Ismaacil Hure Bubaa oo Hargaysa ka sheegay Somaali makala go’i karto

27th February 2021 admin 1

Ra’iisalwasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya hadana kamida Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Profeser Ismaaciil Hire Buubaa oo warbaahinta hargaysa ugu waramaayey ayaa Sheegay sidaan […]

baydhabo

Daawo:Ganacsato Baydhabo ka hirgalisay Goob Dalxiis

27th February 2021 admin 0

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa laga daah-furey beer dalxiis oo ka qeyb qaadaneysa Dalxiiska deegaanka, waxaana hirgaliyey dhalinyaro Ganacsato ah. Furitaan Beertaan dalxiiska […]

cabdimaalik

Coldoon oo ku guulaystay Sii daynt nin 20 Sano u xirnaa Taliska Muuse Biixi

27th February 2021 admin 0

Samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa Maanta waxuu ku guulaystay in Xabsiga Magaalada Hargaysa laga sii daayo nin Labaatan Sano u xirnaa Taliska Muuse Biixi. […]

Ilhaan Cumar oo ku baaqday in cunaqabateen la saaro dhaxal sugaha Sacuudiga

27th February 2021 admin 0

Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka wakiillada ee Baarlamaanka Maraykanka ayaa soo jeedisay in cunaqabatayn la saaro dhaxal sugaha dalka Sacuudi Carabiya Maxamed Bin […]

Un

Qaramada midoobey oo cunaqabateyn saartay sadax hor jooge oo ka tirsan Alshabaab

27th February 2021 admin 0

Golaha amaanka ee qaramada midoobe ayaa si aqlabiyad ah u taageeray in xayiraad la saaro sadax xubnood oo ka tirsan kooxda shabaab Xubnahan argagaxisada ayaa […]

Sawiro:Allaha u naxariistee Ugaas Xasan oo lagu aasay duleedka Halgan

26th February 2021 admin 0

Allaha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa maanta lagu aasay qabuuraha Daaro Ugaas oo ku yaala duleedka deegaanka Halgan oo ka tirsan […]

gurimuqdisho

Daawo:Madaxweyne Farmaajo ayaa ka jawaabay boobkii lagu haayay Iskuulka Hoyga Xamar

26th February 2021 admin 0

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka jawaabay codsi ay u direen Bulshada gaar ahaan boobkii lagu haayay Iskuulka Hoyga Xamar waxuuna amray in la joojiyo […]

Posts pagination

1 2 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes