Muqdisho:Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo kormeeray xarumaha Ciidamada

boliis

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed, oo kormeer iyo u kuurgelid ku aadan xaaladaha Ciidanka ee dhanka Amaanka iyo ka feejignaanta Hirka 2-aad ee Covid19, ku sameeyey xarumaha Ciidanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.