Sawiro:Gudoomiye Cumar Filish oo ka qeyb galay kulan ku saabsanaa wacyigelinta Coronaha

cumar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta Wacyi galinta Coved 19 si looga Wacyi galiyo Bulshada kunool Caasimadda Muqdisho Cudurka Safmarenka ah.

Kulanka ayaa Waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeennada Maamulka Gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.