Daawo:Maamulka Gedo oo ka hadlay Abaaro xun oo jira Gedo

abaar

Nasteex Cabdi Saalax barasaab ku xigeenka Labaad ahna mada Maaliyada gobolka Gedo ayaa Shir jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay abaaraha ka jira guud ahaan gonolka isagoona baaq udiray Cidkasta oo ka qayb qaadan karta wax ka qabashada abaaraha aafeey gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.