Daawo:Ismaacil Hure Bubaa oo Hargaysa ka sheegay Somaali makala go’i karto

hurebuubaa

Ra’iisalwasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya hadana kamida Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Profeser Ismaaciil Hire Buubaa oo warbaahinta hargaysa ugu waramaayey ayaa Sheegay sidaan “Kii Igu Nacaya Iyo Kii Igu Jeclaanayaba Waxan Aaminsanahay In Somali Kala Go’i Karin, Yaan Been Laysku Sheegin”

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.