Daawo:Ganacsato Baydhabo ka hirgalisay Goob Dalxiis

baydhabo

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa laga daah-furey beer dalxiis oo ka qeyb qaadaneysa Dalxiiska deegaanka, waxaana hirgaliyey dhalinyaro Ganacsato ah.

Furitaan Beertaan dalxiiska ayaa waxaa ka qayb galay wasiiro ka tirsan Maamulka Koonfurgalbeed, Maamulka Baydhabo, Aqoon yahano iyo dhalinyaro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.