Daawo:Qarax Sababay qasaaro isugu jira Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka Dhacay Muqdisho

qarax

Qarax xoogan ayaa saakay waxaa uu ka dhacay wadada Cabdiqaasim gaar ahaan agagaarka Xaruntii hore ee Safaaradda Turkiga ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.