Sawiro:Ra’iisalwasaarihii hore Itoobiya ee Xasuuqa ka gaystay DDS oo Jigjiga lagu soo dhaweeyey

itobiya

Wafti Uu Hogaaminayo Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa Soo Gaaay Magaalada jigjiga ee Xarunta Dowlada Deegaanka soomaalida.

Waftigan ayaa waxaa garoonka diyaradaha ee Garad wiil waal ku soo dhaweeyey masuliyinta ugu saraysa Dowlada Deegaanka soomaalida oo ugu horeeyo Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Masuuliyiin kale.

Waftigan ayaa ka qayb gali doona shir maalinta bari ah qabsoomaya oo lagaga dadli doono ilaalinta deegaanka iyo duurjoogta.

Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa lagu xasuustaa Xasuuqii isaga iyo Cabdi ilay oo kaa shaanaya TPLF ay ka geesteen Dowlada deegaanka soomaalida ilaa iyo hadana wax maxkamada lama soo Taagin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.