Sawiro:Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo Ciidamada Dowlada Gacanta kusoo dhigeen

dagaal

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo  Howlgal ka sameeyay Deegaano hoosyimada Deegaanka Awdiinle ee  Gobalka Baay ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-Shabaab.

Maleeshiyada la soo qabtay ayaa gaaraya 4-ruux, kuwaas oo dhibaato xooggan ku hayay dadka deegaanka Awdiinle iyo tuulooyinka hoos yimaada.

Ciidanka oo helay xogtan maleeshiyadan ayaa ku baxay ka dibna gacanta ku soo dhigay, ciidanka Xoogga dalka ayaa har iyo habeen u taagan in ay cadowga ka difaacaan shacabka Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.