Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2021

cumarfilish

Sawiro:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu soo dhaweeyey Samareeb

2nd February 2021 admin 0

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdishu […]

Axmedmadoobr

Sawiro:Axmed Madoobe oo soo gaaray magaalada Dhusamareeb

2nd February 2021 admin 0

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad goboleedka Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa […]

Altaqwa

Fadlan ka qayb qaata Dhismaha Masjidka Altaqwa ee Degmada Caabudwaaq

2nd February 2021 admin 0

Waxaa walaalaha muslimiinta ah ee kheyrka jecel laga codsanayaa iney ka qayb qaatan dhismaha masjid Altaqwa ee laga dhagax dhigay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.       […]

Farmaajo

Sawiro:Farmaajo oo Guddoomiyey kulan Hordhac u ah shirka Wadatashiga dowlada iyo Maamul goboleedyada

2nd February 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saabsan […]

dhuusamareeb

Alshabaab oo Madaafiic kusoo tuuray Dhuusamareeb

1st February 2021 admin 0

Goobo ka durugsan Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxay kooxda argagixisada shabaab kusoo tuureen Hoobiyaal. Magaalada dhuusamareeb waxaa ku sugan Madaxda ugu sareysa […]

aqalka sare

Akhriso:Cabdi xaashi oo sheegay Casumaad la’aan inuu ka qayb galayo Shirka Dhuusamareeb

1st February 2021 admin 0

Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ku wargeliyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Qoorqoor inuu maalint berri imaan doono Dhuusamareeb isaga iyo wafdi uu […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

1st February 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Samareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo uu ku guddoominayo […]

rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Dhuusamareeb

1st February 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Galmudug ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed […]

galaal

Sawiro:Buugga Tacsida Jeneraal oo laga Furay Wasaaaradda Gaashaandhigga

1st February 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, Taliyaha Ciidanka Badda iyo ilaalada Xeebaha Jeneraal Cabdixamiid Dirir, Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed […]

guudlaawe

Madaxwaynaha Hirshabeele oo si diiran loogu soo dhaweeyey Dhuusamareeb

1st February 2021 admin 0

Madaxweyne Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Garoonka Ugaas Nuur Ee magaala madaxda Galmudug Kusoo dhaweeyay Wafdiga Madaxweynaha Hir-shabeelle Mudane Cali Xuseen Guudlaawe oo u yimid […]

Qoorqoor

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo gaaray Magaalada Samareeb

1st February 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulk goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa d gaaray Magaalada Samarerbee Xarunta Galmudug. Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa […]

Rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo ka tacsiyeeyey dadkii ku waxyeeloobay Hotel Afrik

1st February 2021 admin 0

Ra’iisalwasaare Rooble Waxuu u tacsiyeeyey eheladoodii iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku geeriyooday weerarkii argagixisadu ku qaadeen hoteelka Afrik ee magaalada Muqdisho oo uu […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo ka Tacsiyeey Geeridii Jeneraal Galaal

1st February 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixisanimo ee galabta […]

boliis

Khasaarihii ka dhashay Hotel Afrik oo la Shaaciyey

1st February 2021 admin 0

Ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan xalay weerarkii kooxaha argagixisada ay ka geysteen gelinkii dambe ee shalay maleeshiyaadka arggagixisada ee […]

Posts pagination

« 1 … 13 14

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes