Akhriso:Cabdi xaashi oo sheegay Casumaad la’aan inuu ka qayb galayo Shirka Dhuusamareeb

aqalka sare

Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ku wargeliyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Qoorqoor inuu maalint berri imaan doono Dhuusamareeb isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo, maadaama arrimaha laga hadlayo ay ka mid tahay khilaafaadka arrinta Xildhibaannada Gobolada Waqooyi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.