Alshabaab oo Madaafiic kusoo tuuray Dhuusamareeb

dhuusamareeb

Goobo ka durugsan Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxay kooxda argagixisada shabaab kusoo tuureen Hoobiyaal.

Magaalada dhuusamareeb waxaa ku sugan Madaxda ugu sareysa Dowlada Soomaaliya sida mdaxwaynaha Farmaajo, Ra’iisalwasaare Rooble iyo Madaxwaynayaasha maamul goboleedyada Koonfurgalbeed, Hirshabeele.

lama qasaaraha ay gaysteen hoobiyaasha lagu soo tuuray Dhuusamareeb, wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.