Fadlan ka qayb qaata Dhismaha Masjidka Altaqwa ee Degmada Caabudwaaq

Altaqwa

Waxaa walaalaha muslimiinta ah ee kheyrka jecel laga codsanayaa iney ka qayb qaatan dhismaha masjid Altaqwa ee laga dhagax dhigay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.      

Dhulka laga dhisaayo Masjidkaan waxaa waaqfay Xaashi Maxamed Jaamac.

masjidkaan kala xariira Telefoonada kala ah 061932526006153149620615263880+254706426300#Account_Amal 1013704168#Account_Dahabshiil CWQD 0000 735

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.