Sawiro:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu soo dhaweeyey Samareeb

cumarfilish

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdishu Mudane Cumar Maxamuud Filish iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo.

Guddoomiyaha ayaa Dhuusamareeb uga qeyb gali doona shirka wadatashiga ee uu ku baaqay Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.