Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2021

galaal

Jeneraal Galaal oo meydkiisa laga helay Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho

31st January 2021 admin 1

Jeneraal Maxamed Nuur Galaal ayaa meydkiisa laga helay Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho ka dib markii galabta ay weerar ku bilaawday Qarax ay ku qaadeen […]

ciidan

IndhaCade oo kamid noqday dad laga soo bad baadshay Hotelka Afrik

31st January 2021 admin 0

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cade) ayaa kamid noqday dad laga soo badbaadshay weeararkii argagixisada Shabaab kusoo qaadeen Hotel Afrik ee Magaalada Muqdisho. Hotelka Afrik ayaa […]

turkey

Turkiga oo Cambaareeyey Weerarkii shabaab ku qaadeen Hotel Afrik

31st January 2021 admin 0

Qoraalka ka soo baxay waasarada arimaha dibada ee Turkiga ayaa lagu lagu cambaareeyey weeararkii argagixisada Shabaab ku qaadeen Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotel Afrik. Qoraalka […]

Xananbuure

Dagaal ka dhacay Galmudug oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac

31st January 2021 admin 0

Faahfaahino dheeriya ayaa Laga helayaa dagaal udhaxeeyo maleeshiyo beeleed maanta Ku Dagaalamay Gobolka Galgaduud kaas oo sababay qasaaro isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac. Dagaalka oo […]

Ismaciil

Daawo:Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaliya oo eedeyn u jeediyey Ismaciil Cumar geele

31st January 2021 admin 0

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha ciidanka xoogga ee duleedka degmada Beled-xaawo ayaa mar kale dowladda […]

waayeel

Galmudug oo Maamul u magacowday Deegaanka Xeero Dhagaxley

31st January 2021 admin 0

Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowladda Galmudug Mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi-Waayeel) ayaa Maamul cusub oo 11 xubnood ka kooban u magacaabay deegaanka […]

axmedmadoobe

Akhriso:Warmurtiyeedkii kasoo Baxay kulankii Axmed madoobe iyo James Swan

31st January 2021 admin 0

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya mudane James Swan iyo Madax ka socotey […]

Jamesswan

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray Magaalada Kismaayo

31st January 2021 admin 0

Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Maamulka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyey James Swan oo ah Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud […]

dhoore

Taliyaha ciidanka Dhulka Soomaaliya ayaa kormeeray fariisimaha ciidanka ee duleedka Balad Xaawo

31st January 2021 admin 0

Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha ciidanka xoogga ee duleedka degmada Beled Xaawo ayaa mar kale […]

ugaas

Sawiro:Beesha Mareexaan oo Kulan Muqdisho ku yeeshay ayaa laga soo saaray Go’aamo Mahiim ah

30th January 2021 admin 0

Ugaas Maxamed ugaas axmed ugaas beelaha sade oo ku Sugan magaalada Muqdisho ayaa Kulan la yeeshay Siyaasiyiinta iyo Masuuliyiinta beelaha Sade ku Matalo Dowlada dhexe […]

Farmaajo

Farmaajo oo Shir dagdaga isugu yeeray Maamul Goboleedyada iyo gobolka Banaadir

30th January 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo in la gudagalo qabsoomidda doorashadii […]

mustafe

Madaxwayne Mustaf Cagjar iyo Wasiirka gadiidka itoobiya oo xariga xarun Terminal Wayn

30th January 2021 admin 0

Madaxwaynaha DDS Mustafe Cagjar iyo Wasiirada wasaarada Gaadiidka Itoobiya ayaa daah furay wajiga 1aad ee mashruuca xarunta boosteejada {terminalka} gaadiidka xamuulka Dawanle, Boosteejadan oo ah […]

farmaajo

Madaxwayne farmaajo oo wakiilada Beesha caalamka ku qaabilay Madaxtooyada Soomaaliya

30th January 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa la wadaagay […]

bananban

Daawo:Banaanbax lagu taageerayay matalaadda gobolka Banaadir oo maanta lagu qabtay Jowhar

30th January 2021 admin 0

Magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshsbeele waxaa ka dhacay Banaanbax lagu taageerayo Go’aankii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku saxiixay 13-ka ee Gobolka Banaadir ku yeelanayo […]

diyarad

Horjoogayaal ka Tirsan Shabaab oo lagu dilay Gobolka Bakool

30th January 2021 admin 0

Wasaarada amniga maamulka Koonfur galbeed ayaa xaqiijisay in saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ay xalay howlgal duqeyn ah ku dileen Horjoogayaal ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, taasi […]

Posts pagination

1 2 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes