Daawo:Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaliya oo eedeyn u jeediyey Ismaciil Cumar geele

Ismaciil

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha ciidanka xoogga ee duleedka degmada Beled-xaawo ayaa mar kale dowladda Kenya ku eedeeyey in ay colaad ka hurineyso gobolka Gedo.

Generaal biixi oo Booqday Goobtii ay kasoo gudbeen Ciidaamadii kenya soo abaabushay ee uu hogaaminaayey Wasiir janan ayaa ku eedeeyey madaxwaynaha jabuuti inuu iska indha tiray Ciidaanka Axmed madoobe ee ku sugan Mandera iyo Shacabka Mandera ee dowladooda kenya ka dalbanayey mudada dheer in laga wado Ciidamada janan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.