Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowladda Galmudug Mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi-Waayeel) ayaa Maamul cusub oo 11 xubnood ka kooban u magacaabay deegaanka Xeero-Dahab (ex-Xeero Dhagaxley) ee Gobolka Mudug.

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply