IndhaCade oo kamid noqday dad laga soo bad baadshay Hotelka Afrik

ciidan

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cade) ayaa kamid noqday dad laga soo badbaadshay weeararkii argagixisada Shabaab kusoo qaadeen Hotel Afrik ee Magaalada Muqdisho.

Hotelka Afrik ayaa waxaa lagu weeraray Qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo lagu dhuftay Iridda  hore ee Hotel Afrik, waxaana xigay Rasaas xooggan oo la isku adeegsaday, iyadoo wararku sheegayaan in dableydii weerarka soo qaadday ka dagaalamayaan qayb ka mid ah Hoteelka.

Ciidamada sida gaarka u toobabaran ee dowlada Soomaaliya ayaa gaaray Hotel waxay soo bad badiyeen dad uu ku jira Jeneraal Indhacade, laamaha Amniga wali kama hadlin in lasoo afjaray weerarkii Hotel Afrik.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.