Jeneraal Galaal oo meydkiisa laga helay Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho

galaal

Jeneraal Maxamed Nuur Galaal ayaa meydkiisa laga helay Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho ka dib markii galabta ay weerar ku bilaawday Qarax ay ku qaadeen Alshabaab.

Allaha u naxariistee Jeneraal Galaal ayaa ka mid ahaa dadkii galabta ku jiray Hotelka markii ay gudaha u galeen koox aad u hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo ciidamada Dowlada soo afjareen weeararkoodii.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.