Turkiga oo Cambaareeyey Weerarkii shabaab ku qaadeen Hotel Afrik

turkey

Qoraalka ka soo baxay waasarada arimaha dibada ee Turkiga ayaa lagu lagu cambaareeyey weeararkii argagixisada Shabaab ku qaadeen Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotel Afrik.

Qoraalka kasoo Baxay Wasaraada arimaha dibada Turkiga ayaa sidaan u qornaa.

“waxaan si adag u cabaaraynaynaa weerarka lagu qaaday Hotel Afrik ee ku yaal magaalada muqdisho, kaasi oo ay fuliyeen Alshabaab, Anya dad badani noloshoodii ku waayeen halka qaar kalena ay ku dhaawacmeen, dadkii ku dhintay weerarkaa Waxaan allah uga baryaynaa inuu jannadiisa ka waraabiyo kuwa dhaawacmayna uu u booga dhayo, dawlada turkigu waa ay sii wadi doontaa garab istaaga walaalaha somaliya iyo dowladoodaba ” .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.