Daawo:Banaanbax lagu taageerayay matalaadda gobolka Banaadir oo maanta lagu qabtay Jowhar

bananban

Magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshsbeele waxaa ka dhacay Banaanbax lagu taageerayo Go’aankii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku saxiixay 13-ka ee Gobolka Banaadir ku yeelanayo Aqalka Sare.

Dadweyne badan oo isugu jira shacab iyo Mas’uuliyiin ayaa isugu soo baxay bartamaha Magaalada Jowhar, iyagoona ahaa kuwa aad u taageerayay Go’aanka lagu saxiixay 13-ka kursi ee Gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.