Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2020

daahacw

Daawo:Arday ka qalin Jabisay Jamacada Daaha faraceeda Caabudwaaq

31st December 2020 admin 0

Munaasabad Balaran oo ay ku Qalin Jabinayaan Dufcadii ugu Horaysay ee ka Baxdo Jaamacada Daaha faraceeda Caabudwaaq ayaa manta lugu Qabtay degmada Caabudwaaq ee Gobolka […]

Ugaasmaxamuud

Daawo:Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka digay in la xaqiro Maqaamka Muqdisho

31st December 2020 admin 0

Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa waxuu ka hadlay 13 Xubnood ee Gobolka Banaadir kuwaas oo Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo Codsay barlamaankana axsixiyey balse ilaa […]

boqorka

Daawo:Boqor Burhaan oo Digniin u diray Siyaasiyiinta Soomaliyeed

31st December 2020 admin 0

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka hadlaay kulan ay Dhaqanka Soomaliyeed ay isugu yimaadeen Muqdisho ayaa ka hadlay Maqaamka Muqdisho iyo Arimaha Doorashada.

ugaas

Daawo:Ugaas Maxamed xaashi ayaa ka hadlay Maqaamka Muqdisho iyo arimo doorashada

31st December 2020 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo kamida ugaasyada soomaliyeed oo ka qayb galay kulan ay Dhaqanka Soomaliyeed ay isugu yimaadeen Xamar ayuu sheegay ” Dhaqanka Umadda […]

ciyaartoy

Daawo:Bulshada Doolow oo cambaareysan dilkii loo gaystay ciyaartoyda KGS

31st December 2020 admin 0

Bulshada kasoo Jeedo Maamulka KGS ee Ku Dhaqan Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa siweyn u Cambaareeyey falkii Lagula Kacay Ciyaartoyda Maamulka koonfur Galbeed xilli […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo u hambalyeeyey Ciyaartoyda Gobolka Banaadir

31st December 2020 admin 0

Madaxweynaha JFS Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay ciyaartoyda xulka G/Baandir guusha ay ka gaareen Ciyaartii kama dambeysta aheyd ee ay la dheeleen dhiggooda Galmudug,isagoona […]

mahdi

Daawo:Ra’iisalwasaare Kuxigeenka oo sheegay inay dowlada iyo labada aqan sii shaeynayaan

31st December 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxwayne Guudlaawe oo Jowhar ka furay shir dib u heshiisiineyd

31st December 2020 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Jowhar ka furay shir dib u heshiisiineyd oo loo qabtay labo beelood oo wada dega degmada Cadale ee gobolka […]

qoorqoor

Daawo:Madaxwayne Qoorqoor oo Beeniyey Hadalkii Axmed Madoobe

30th December 2020 admin 0

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye qoorqoor ayaa waxba kama jiraan ka dhigay hadalkii Madaxwaynaha Jubbaland axmed madoobe ee la xariiray arimaha Gedo. Madaxwayne qoorqoor oo […]

baydhabo

Daawo:Baydhabo oo lagu qabtay Bananbax looga soo horjeedo weerarkii loogu gaystey kooxda Kubada koonfur galbeed

30th December 2020 admin 0

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee maamulka koonfurgalbeed Soomaaliya  ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax xoogan oo ay dhigeen qaybaha kala duwan ee […]

deni

Deni oo Guddi u Magacaabay Aaska Loo Samaynaayo Wasiirkii Hore ee Amniga Puntland

30th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Guddi u magacaabay aaska Qaranka ee loo samaynaayo Alle naxariistii Janno haka waraabiyee Wasiirkii hore ee Wasaaradda […]

hirshabeele

Daawo:Baarlamaanka Hirshabeelle oo ansiyey miisaaniyadda maamulka ee 2021

30th December 2020 admin 0

Baarlamaanka maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ayaa cod aqlabiyad ah ku ansiyey miisaaniyadda maamulka Hirshabeelle ee 2021.

macalimu

Rooble oo Afhayeenka Xukuumada u magacaabay Maxamed Ibraahim Macallimuu

29th December 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Maxamed Ibraahim […]

mahadcalasow

Daawo:Suxufiyiinta Shabeelada dhexe oo Dalbaday In La Sii daayo Wariye Ku Xiran Jowhar

29th December 2020 admin 0

Ururka Suxufiyiinta Gobolka Shabeellada Dhexe ee Misja ayaa Ka Hadlay Xariga Wariye Mahad Ahmed Calasoow kaas oo Ku Xiran Saldhiga Boliiska Magaalada Jowhar, Ururka Ayaa […]

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2021

29th December 2020 admin 1

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeesheen waxay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2021. Kulanka ayaa waxaa shir-guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka […]

Posts pagination

1 2 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes