Daawo:Suxufiyiinta Shabeelada dhexe oo Dalbaday In La Sii daayo Wariye Ku Xiran Jowhar

mahadcalasow

Ururka Suxufiyiinta Gobolka Shabeellada Dhexe ee Misja ayaa Ka Hadlay Xariga Wariye Mahad Ahmed Calasoow kaas oo Ku Xiran Saldhiga Boliiska Magaalada Jowhar, Ururka Ayaa Madaxda hirshabelle Ka Dalbaday In Wariyaha Xuriyadiisa dib loogu Soo Celiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.