Daawo:Baydhabo oo lagu qabtay Bananbax looga soo horjeedo weerarkii loogu gaystey kooxda Kubada koonfur galbeed

baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee maamulka koonfurgalbeed Soomaaliya  ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax xoogan oo ay dhigeen qaybaha kala duwan ee Buslahada koonfurgalbeed.

Qaar kamid ah banaanbaxayaasha oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay inay aad uga xun yihiin weerarkii lagu dhaawacay Ciyaatooydii Koonfur Galbeed uga qeyb gashay tartanka maamul Goboleedyada dalka iyo  Gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.