Daawo:Madaxwayne Qoorqoor oo Beeniyey Hadalkii Axmed Madoobe

qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye qoorqoor ayaa waxba kama jiraan ka dhigay hadalkii Madaxwaynaha Jubbaland axmed madoobe ee la xariiray arimaha Gedo.

Madaxwayne qoorqoor oo ka hadlaayey arimaha doorashada ayaa sheegay sidaan “Majiro heshiiskii doorashada haba yaraatee wax qabyo ka ahaa, mana ogi meel ay ku harsanaayeen wax gaar u ah Gedo oo dib looga wada hadlaayey”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.