Daawo:Ugaas Maxamed xaashi ayaa ka hadlay Maqaamka Muqdisho iyo arimo doorashada

ugaas

Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo kamida ugaasyada soomaliyeed oo ka qayb galay kulan ay Dhaqanka Soomaliyeed ay isugu yimaadeen Xamar ayuu sheegay ” Dhaqanka Umadda Soomaaliyeed waxaa waajib ku ah oo horyaala in marxaladaan maantey ah Dalka uu ka gudbiyo”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.