Daawo:Bulshada Doolow oo cambaareysan dilkii loo gaystay ciyaartoyda KGS

ciyaartoy

Bulshada kasoo Jeedo Maamulka KGS ee Ku Dhaqan Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa siweyn u Cambaareeyey falkii Lagula Kacay Ciyaartoyda Maamulka koonfur Galbeed xilli ay ku sugnaayeen Magaalada Muqdisho ee Caasumada soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.