Daawo:Ra’iisalwasaare Kuxigeenka oo sheegay inay dowlada iyo labada aqan sii shaeynayaan

mahdi

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee madasha aragti wadaagga siyaasadda Soomaaliya, oo uu soo agaasimay machadka Heritage.

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa si gaar ah wuxuu uga hadlay qodobada badan oo ay ka mid ahaayeen Dastuurka, Federaal-ka iyo arrimaha doorashooyinka isagoo sheegay Labada aqal ee Barlamaanka, Madaxwayne farmaajo iyo xukuumada inay sii Joogayso inta laga dooranayo kuwii badali lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.