Daawo:Arday ka qalin Jabisay Jamacada Daaha faraceeda Caabudwaaq

daahacw

Munaasabad Balaran oo ay ku Qalin Jabinayaan Dufcadii ugu Horaysay ee ka Baxdo Jaamacada Daaha faraceeda Caabudwaaq ayaa manta lugu Qabtay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

In badan 20 Arday oo ka baxday kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada ayaa munaasabada Qalin Jabintooda waxa kala Qayb Galay Xildhibaano .maamulka degmada Ganacsato ururada dhalinyorada iyo haweenka Hogaanka waxbarashada degmada.iyo masuuliyiinta ugu Sarayso Jaamacada Daaha ee Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.