Daawo:Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka digay in la xaqiro Maqaamka Muqdisho

Ugaasmaxamuud

Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa waxuu ka hadlay 13 Xubnood ee Gobolka Banaadir kuwaas oo Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo Codsay barlamaankana axsixiyey balse ilaa maanta aan meel la saarin.

Ugaas Maxamuud ayaa codsay in 13 Xubnood ee Gobolka banaadir lagu soo daro Xildhibaanada lasoo dooran doono si ay umatalaan Bulshada Gobolka banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.