Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2020

Bayle

Sawiro:Wasiir Bayle oo ka qayb galay Shirka Sanad laha ah ee Bankiga Aduunka

17th October 2020 admin 0

Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Bangiga Adduunka […]

lafatagareen

Sawiro:Madaxwaynaha iyo Odayaasha koonfurgalbeed oo kulmay

16th October 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo uu wehliyo Gudoomiyaha Barlamanka Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid Fiqi ayaa kulan Saacado socday […]

suudaan

Sawiro:Soomaaliya oo Deeq gargaara Garsiisay Dowlada Koonfurta Suudaan

16th October 2020 admin 0

Safaaradda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Koofurta Sudan oo kaashaneysa jaaliyadda wadankaasi ayaa 25 tan oo deeq ah gargaar ah oo ay ugu gurmanayaan dadka […]

qoorqoor

Dhageyso:Xildhibanada Galmudug oo ka Horyimid Ciidan beeleedkii Fiqi sameystay

16th October 2020 admin 0

Maalin kahor bay ahayd markii ay Xeryihii Dhuusamareeb ay ka iskaga baxeen Ciidamo lagu sheegay Daraawiishta Galmudug oo ahaa hal beel oo ka tirsan beelaha […]

guriceel

Sawiro:Qoorqoor oo xariga ka jaray Jamacad laga hirgaliyey Guriceel

16th October 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaamniyo ayaa galabta soo gaaray magaaladaGuriceel ee Gobolka Galgaduud. Maamulka iyo shacabka degmada ayaa […]

ciyaar

Fifa oo garoon caalami ah u aqoonsatay Garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho

16th October 2020 admin 0

Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta garoonka kubadda cagta ee Muqdisho u aqoonsaday garoon caalami ah,  kaas oo marti gelin kara kulamada heerka […]

guudlaawe

Sawiro:Mucaaradkii Waare ayaa Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabeelle ku soo dhaweeyay Jowhar

15th October 2020 admin 0

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen oo mudooyinki la soo dhaafay shaqo u joogay caasimadda Dalka ee Muqdisho ayaa maanta lagu soo dhoweeyay […]

rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo dhagax dhigay Xarunta Gurmadka degdegga ah

15th October 2020 admin 0

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax-dhigay xarunta gurmadka qaranka oo loogu talagalay in ay daboosho Xaaladaha deg degg ah ee […]

laftagareen

Sawiro:Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Shir Gudoomiyey Shirkii Golaha wasirada

15th October 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey shirka todobaadlaha golaha wasiirada Dowlada Koonfur galbeed oo maanta ka qabsoomay Magaalada Baydhabo […]

rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xariga ka jaray Dhismaha Wasaaradda Beeraha

15th October 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xariga ka jaray dhismaha Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo dib-u-dhis iyo dayactir lagu sameeyay. Xarunta Wasaaradda […]

ciidangalkacyo

Ciidamadii ka Gadooday Dhuusamareeb ayaa jiiray Jidgooyo loo dhigay Cadaado

15th October 2020 admin 0

Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee kusugnaa Magaalada Dhuusamareb ayaa iskaga baxay Saldhig yadoodii Magaalada Dhuusamareeb iyagoo uruqaan saday dhanka Magaalada Gaalkacyo. Sababta Ciidamadaan Daraawiishta uga baxeen […]

odawaa

Sawiro:Jeneraal Odawaa iyo Ciidan uu Hoggaaminayo oo Gaaray Degmada Baladxaawo

15th October 2020 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Odawaa Yuusuf Raage iyo Ciidan uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo, halkaasi ay ku soo […]

walixasanxaad

Sow Tan Somaalida Dhaqankii ka Dhumay

15th October 2020 admin 1

Waxaanu lahayn dhaqan suuban oo soo jireen ah,dadku iskuma jirin ee qofba ama kooxba meel ku qaybsanayd, waxaa soo yeeri jirey war waxaa la dhehi […]

odawaa

Sawiro:Generaal Odaawaa iyo Ciidamo badan oo gaaray gobolka Gedo

14th October 2020 admin 0

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya General Odawaa Yuusuf Raage iyo Ciidamo badan oo uu hogaaminaayo ayaa gaaray Gobolka Gedo.

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo qaabilay Wafti uu hogaaminaayo James Swan

14th October 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey Wafdi uu Hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoowey uqaabilsan Arimaha Soomaaliya […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes