Ciidamadii ka Gadooday Dhuusamareeb ayaa jiiray Jidgooyo loo dhigay Cadaado

ciidangalkacyo

Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee kusugnaa Magaalada Dhuusamareb ayaa iskaga baxay Saldhig yadoodii Magaalada Dhuusamareeb iyagoo uruqaan saday dhanka Magaalada Gaalkacyo.

Sababta Ciidamadaan Daraawiishta uga baxeen Magaalada Dhuusamareeb ayaa ah buuq ka tagaan Golaha Deegaanka Magaalada Gaalkacyo.

Ciidamadaan Gadood ka uga baxay Dhuusamareb ayaa kalhore ahaa Ciidamo maleeshiyaad ah kuwaas oo laga soo raray Magaalada Gaalkacyo.

Ciidamadaan ka gadooday Dhuusamareeb ayaa lagu hor istaagay inta u dhaxeysa Cadaado iyo Gelinsoor waxayna Jiireen jidgooyadii loo dhigay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.