Dhageyso:Xildhibanada Galmudug oo ka Horyimid Ciidan beeleedkii Fiqi sameystay

qoorqoor

Maalin kahor bay ahayd markii ay Xeryihii Dhuusamareeb ay ka iskaga baxeen Ciidamo lagu sheegay Daraawiishta Galmudug oo ahaa hal beel oo ka tirsan beelaha Galmudug kuwaas oo uu sameeyey Wasiirka Amniga Galmudug Fiqi.

Sababta Ciidamadaan Daraawiishta uga baxeen Magaalada Dhuusamareeb ayaa ah buuq ka tagaan Golaha Deegaanka Magaalada Gaalkacyo.

Xildhibaan Cabdulaahi Cabdule “Xabad” oo kamida Xildhibaanada Galmudug gaar ahaan Gudiga Amniga Barlamaanka Galmudug ayaa sheegay in laga maarmaarmo ciidan hal beel laga soo qoraayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.