Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2020

qaasim

Wasiir goodax Barre oo Qaasim u Balan qaaday Jaamacad Dalka ah ama Dibada

10th September 2020 admin 0

Wasiirka Waxabarshada Soomaaliya Cabdulaahi Goodax barre ayaa waxuu balanqaad Jamacadeed u sameeyey Qaasim Salaad Gobaad. Qaasim Salaad Gobaad ayaa ahaa wiil kasoo jeeda Qoys danyar […]

qoorqoor

Qoorqoor oo kulan la qaatay Beesha Caalamka

10th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug,Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya sida Qaramada Midoobey, Midawga Yurub, Mareykanka, UK, Sweden & […]

mahdi

Sii Hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha oo ka tacsiyeey Dadkii ku dhintay qaraxii Muqdisho

10th September 2020 admin 0

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa caddeeyay in hagardaamada aragagixisadu aysan hakin doonin dadaalka dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu jiraan nabad […]

Cumar

Gudoomiye Cumar Filish oo Cambaareeyay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho

10th September 2020 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa si adag u cambaareeyay qaraxii ay argagixisada ay ka fuliyeen goob […]

qoorqoor

Daawo:QoorQoor oo Fashiliyey Deni iyo Axmed Madoobe

10th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey shirka wadatashiga Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka […]

xudur

Sawiro:Garoonka Diyaaradaha Xudur oo Isxilqaan lagu dhisaayo

9th September 2020 admin 0

Maamulka Degmada Xudur iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa olole isxil-qaan ah oo lagu xaqiijinayo bilicda iyo badqabka diyaaradaha duulimaadyada sameeya ka wada garoonka […]

waare

Daawo:Madaxweyne Waare oo waxba ula harin Deni Axmed Madoobe

9th September 2020 admin 0

Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi waare oo ka hadlayey Shirka wadatashiga maamulada Hirshabeele, Galmudug iyo Koonfurgalbeed oo ka furmay magaalada Baydhabo ayaa sheegay inaan la aqbali […]

Qaasim

Sawiro:Waa kuma Wiilka Deni u quuri waayey Guusha uu gaaray

9th September 2020 admin 0

Qaasim Salaad Gobaad waa wiil kasoo jeeda Qoys danyar ah oo ku nool degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo , waxa uu kamid noqday 100ka arday […]

qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug Oo Ku Wajahan Magaalada Baydhabo

9th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu wadaa maanta inuu gaaro magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, halkaas oo ay ku sugan-yihiin madaxweynayaasha […]

deni

Madasha Aqaanyahanada Gedo oo Cambaarayn u jeediyey Deni

8th September 2020 admin 0

War-saxafadeed kasoo baxay Madasha Aqaanyahanada Gobolka Gedo ayaa waxay si kulul u cambaareeyeen Madaxwaynaha Puntaland Siciid Cabdulaahi Deni. Gobalka Gedo waxuu ka mid yahay meelaha […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo shir ku casuumay Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

8th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay madaxda dowladaha xubnaha ka ah federaalka in ay ka soo qeyb galaan shir ay u […]

deni

Sawiro:Siihayah Xilka Ra’iisalwasaaraha oo qado Sharaf u sameeyey Deni

8th September 2020 admin 0

Sii hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisalwsaare ku xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa hoygiisa qado Sharaf soo dhoweyn ah ugu sameeyay madaxweynaha Puntland […]

waare

Sawiro:Madaxweynaha Hirshabeele oo gaaray Baydhabo

8th September 2020 admin 0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Maagalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dawlad goboleedka Koonfur Galbeed, […]

dagaal

Ciidamada Dowlada iyo Shabaab oo ku dagaalamay Balcad

8th September 2020 admin 0

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa iska caabiyay weerar maleeshiyaadka Al-Shabaab ay isku dayeen ineey kusoo qaadan magaalada Balcad ee gobolka shabeelada dhexe ,Ciidanka ayaa halkaas […]

drxasan

Maxuu Yahay Xirirka ka dhaxeeya Dr Xasan iyo ardayda Dhacday??

7th September 2020 admin 0

Wasaarada waxbarashada Soomaaliya ayaa Maalmo ka hor ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Dugsiyada sarre ee Soomaaliya. Wasaarada waxbarashada ayaa sheegtay inay dhaceen Arday tiradooda dhan tahay […]

Posts pagination

« 1 … 11 12 13 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes