Sawiro:Waa kuma Wiilka Deni u quuri waayey Guusha uu gaaray

Qaasim

Qaasim Salaad Gobaad waa wiil kasoo jeeda Qoys danyar ah oo ku nool degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo , waxa uu kamid noqday 100ka arday ee ugu saraysa imtaxaankii Shahaadiga ahaa ee Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Shaacisay.

Qaasim oo mid kamida Qoys barakacayaal ah oo degmadamada Garbahaaray ku nool , Gaari Iskulka kuma aado , Qoyskiisana ma’ahan kuwo si fudud ku hela lacagta Waxbarashada.

Sawirkaan hoose waa goobta uu ka dagan yahay Magaalada Garbohaarrey Waxuu ku jiraa dhalinyarada guushooda ay diidan yihiin siyaasiyeenta ay Kamid yihiin Madaxwayne Deni, Cabdikariim Guuleed, Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Mahad Salaad.

Qaasim salaad Biyo iyo buuro jamalo waawayn ayuu u Dulmaray si uu kaalinta Sare u Gali lahaa Balse kuwa aan dareen sanayn ayaaa diidan Farxada wiilkaan iyo kuwa lamid ah oo Xalad adag wax kusoo bartay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.