Daawo:Madaxweyne Waare oo waxba ula harin Deni Axmed Madoobe

waare

Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi waare oo ka hadlayey Shirka wadatashiga maamulada Hirshabeele, Galmudug iyo Koonfurgalbeed oo ka furmay magaalada Baydhabo ayaa sheegay inaan la aqbali karin dalabka Deni iyo Axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.