Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2020

qoorqoor

Sawiro:Munaasabad lagu Taageerayay Shirkii Dhuusamareeb 3 ayaa ka dhacday Magaalada Dhusamareeb

25th August 2020 admin 0

Munaasabad ballaaran oo lagu Taageerayay Mirihii ka soo baxay shirkii wadatashiga ee Dhuusamareeb Saddax ayaa xalay lagu qabtay fagaaraha Shiirkole ee magaalada Dhuusamareeb. Munaasabaddan waxaa […]

wasiir cawad

Daawo:Wasiirkii Arimaha dibada oo lagu eedeyey Musuqmaasuq

24th August 2020 admin 0

Waxaa si isdaba joog ah u soo if baxaya fadeexooyin musuqmaasuq iyo wax is daba marin aad u baahsan oo uu kukacay sii hayaha xilka […]

axmedmadoobe

Diyaaradii Axmed Madoobe waday oo jaad gaysan Magaalada Garoowe

24th August 2020 admin 0

Magaalada Garoome Caasumada maamulka Puntland waxaa maanta Gaaray Madaxwaynaha ku meel gaarka ah ee Jubbaland Axmed Maxamed islaam “axmed madoobe”. Diyaaradii Madaxwaynaha Jubbaland Kismaayo kasoo […]

asluub

Daawo:Taliska Ciidanka Asluubta Oo Beeniyay In La Weeraray Taliyaha Ciidanka Haramcad

24th August 2020 admin 0

Afhayeenka Ciidanka Asluubta Cabdiqani Maxamed Qalaf oo la hadlay Warbaahinta ayaa beeniyay in Ciidamo ka tirsanCiidanka Asluubta Soomaaliyeed ay weerar ku qaadeen Guriga uu dagan […]

koonfur

Daawo:Natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee Koofur Galbeed oo lagu qabtay magaalada Baydhabo

24th August 2020 admin 1

Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfurgalbeed ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu shaacinayo Najiitada Imtixaanka fasalka 8aad […]

madoobe

Axmed Madoobe oo safar aan la shaacin ku tagay Garoowe

24th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha ku meel gaarka ah Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo […]

qoorqoor

Qoorqoor oo kabaxay heshiisyadii uu la galay Beelaha Galmudug

24th August 2020 admin 0

Madaxwayanaha Galmudug Cabdi kaariye Qoorqoor ayaa markii la doortay waxuu Balanqaaday inay Galmudug Noqonayso Mid ka duwan tii hore oo Cadaalad iyo horumar ku dhisan. […]

maxkamad

Daawo:Maxkamada Gobolka Banadir oo Xukuno ku Riday Agaasimeyaal Ka Tirsan Dowladda

24th August 2020 admin 0

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo Isniin ah xukuno kala duwan oo isugu jiray xabsi iyo ganaax lacageed ku riday Agaasimeyaal ka tirsan Dowlada Soomaaliya […]

wasiir

Sawiro:Kulan Looga Hadlayay Saameynta Covid-19 ayaa Muqdisho Lagu Qabtay

24th August 2020 admin 0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda Soomaaliya inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa muqdisho kaga qeyb-galay kulan dadweyne ah oo Guddida ganacsiga, warshadaha iyo maal-gashiga ee […]

deni

Sawiro:Deni oo Bulshada Puntland kala hadlay Go’aanadii Shirkii Dhuusamareeb 3

24th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kulan la qaatay Ururada Bulshada, Madaxda Ururada Siyaasadda, Aqoonyahanada iyo Waxgaradka Puntland. Madaxweynaha ayaa Bulshada uga […]

qoorqoor

Daawo:Qoorqoor oo Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sarre ee Galmudug

23rd August 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ka ambaqaadaya Ballanqaadkiisa ahaa dhisidda Hay’ad Garsoor oo Tayo leh, ayaa Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Galmudug […]

axmedmadoobe

Sawiro:Axmed madoobe oo Kismaayo kusoo laabtay kadib xanuun ugu maqnaa Nairobi

23rd August 2020 admin 2

Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland. […]

deni

Sawiro:Deni Oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Punland

23rd August 2020 admin 0

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay golaha wasiirada Puntland. Kulanka oo Madaxweynaha uu ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka […]

gedo

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Gedo oo gaaray Kismaayo

23rd August 2020 admin 1

Guddomiyaha hore gobalka Gedo ee Maamulka Jubaland Maxamed Muxumed Aadan ayaa garay Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland Gudoomiyaha hore ee […]

mahdi

Sawiro:Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha oo Kulan La Qaatay Guddiga Gaadiidka ee Dekadda Muqdisho

23rd August 2020 admin 0

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah guddiga gaadiidka xamuulka ee Dekadda Muqdisho. Kulanka oo ay […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes