Daawo:Taliska Ciidanka Asluubta Oo Beeniyay In La Weeraray Taliyaha Ciidanka Haramcad

asluub

Afhayeenka Ciidanka Asluubta Cabdiqani Maxamed Qalaf oo la hadlay Warbaahinta ayaa beeniyay in Ciidamo ka tirsanCiidanka Asluubta Soomaaliyeed ay weerar ku qaadeen Guriga uu dagan yahay Taliyaha Ciidanka Booliska Haramcad Farxaan Maxamuud Qoroole.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.