Daawo:Natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee Koofur Galbeed oo lagu qabtay magaalada Baydhabo

koonfur

Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfurgalbeed ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu shaacinayo Najiitada Imtixaanka fasalka 8aad ee ardayda Koonfurgalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.