Sawiro:Axmed madoobe oo Kismaayo kusoo laabtay kadib xanuun ugu maqnaa Nairobi

axmedmadoobe

Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland.

Madaxweynaha ayaa maalmahii lasoo dhaafay Safar Caafimaad ku joogay Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya halkaas oo lagu Daawaynayey.

Labada Madaxweyne ku xigeen Iyo xubno katirsan labada gole ee Maamulka Jubbaland ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee Magaalada Kismaayo.

2 Comments

  1. Maxamud sayid aadan waa doqon lagu adeegto,xaniin yaha ayaa laga gooyey,markii uu Gedo joogay nin rag ah ayuu ahaa,maanta askar Kenyaati ah ayaa qol yar intay Ku xirteen waxa ay doonaan u sheega,asaga iyo Axmaq madoowe,Taariikhda Somaliyeed labadàa garac meel xun ayey ka galeen..

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.