Daawo:Qoorqoor oo Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sarre ee Galmudug

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ka ambaqaadaya Ballanqaadkiisa ahaa dhisidda Hay’ad Garsoor oo Tayo leh, ayaa Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Galmudug oo ah hay’adda ugu sareysa laamaha, waxaana loo magacaabay Cabdullahi Maxamuud Gacal.


Guddoomiyaha Barlamaanka DGM Mudane Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa isla goobta ku dhaariyay Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.