Daawo:Wasiirkii Arimaha dibada oo lagu eedeyey Musuqmaasuq

wasiir cawad

Waxaa si isdaba joog ah u soo if baxaya fadeexooyin musuqmaasuq iyo wax is daba marin aad u baahsan oo uu kukacay sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaaha Dibadda Axmed Ciise Cawad muddadii uu Wasiirka ahaa illaa haddana sii wada isagoo noqday, Wasiirkii ugu tayada xumaa uguna liitay ee Soomara taariikhda Wasaaradda sida ay caddeeyeen khubaradii kasoo shaqaynayay Wasaaradda muddo ka badan 40 Sano kaasoo si buuxda u baabi,iyay qaab dhismeedkii iyo tayadii shaqo ee Wasaaradda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.